Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo War ka soo saartay howlaha doorashooyinka Jubaland

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ayaa War Saxaafadeed ka soo saartay howlaha doorashooyinka Jubaland.

Wasaaradda ayaa sheegtay in ay waajib tahay in ay goob joog ka noqoto doorashadda ayna maamusho.