Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug oo soo saartay liiska xubnaha golaha deegaanka degmada Balanbal

Wasaaradda Arimaha Gudaha, Faderaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Galmudug ayaa shaacisay liiska xubnaha Golaha deegaanka Degmada Balanbal.