Wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo ka hadashay baaqashada Ciyaartii kama dambaysta aheed G.Banaadir

Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukumada Faderaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay Baaqashada ciyaartii kama dambeysta aheyd ee Tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir.