WAREYSI:- Dr Fuje oo ka hadlay khalalaadka ay geystaan dhaqaatiirta Ajnabiga ah

Dr Fuje oo kamid ah Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee mudada badan dalka ka Shaqeeynayay ayaa Wareysi uu siiyay Risaala TV kaga hadlay cidda mas’uulka ka ah  Dhakhaatiirta Ajnabiga ah ee dalka ka shaqeeya iyo Khaladaadka ay u geystaan Bukaannada Soomaalida.

Sidoo kale wuxuu Wareysiga kaga hadlayaa Isbitaallada iyo dhaqaatiirta faraha badan ee ka howlgallaya dalka sida ay u Shaqeeyaan iyo isbedelka caafimaad ee kajira dalka.

Halka ka Daawada Qeybta 2aad ee Wareysiga Dr. Fuje