Pep Guardiola ayaa doonaya in uu ka dhigto 21-sano jirka daafaca Athletic Bilbao Aymeric Laporte bartilmaameed, waxaa la rumeysan yahay in lagu burburin karo heshiiskiisa, £ 40m, (Sun)
Tababarihii hore ee England Fabio Capello ayaa sheegay in Antonio Conte, Chelsea ay dhaqso geeyaan Stamford Bridge. (Fox Sports, via Daily Express)
Manchester United ayaa ka fakareysa aafaca bidix ee Hull Andrew Robertson sidii ay ku heli laheyd,laakiin Arsenal, Manchester City iyo Tottenham ayaa sidoo kale daawanaya. (Daily Star)
Saamilaha cusub ee Everton Farhad Moshiri ayaa siin doona kooxda Goodison Park £ 100m oo maalgashiga xagaaga ah. (Daily Mirror)
Tottenham Mauricio Pochettino ayaa xiiso uqaba weeraryahanka Napoli Lorenzo Insigne, oo 24 jir ah. (Calciomercato.com via Daily Express)
Arsenal ayaa ka fakareysa 20-sano jirka garabka uga ciyaara Newcastle Rolando Aarons,sidii ay ku heli laheyd (Daily Mirror)
Newcastle ayaa dooneysa inay la soo wareegto daafaca kooxda Lyon Samuel Umtiti,oo 22 jir ah, haddii ay ka badbadaan heerka labaad Premier League. (Sun)


