Xaalad aan caga badan ku taagnayn oo laga dareemayo magaalada Laascaanood & Dagaal laga cabsi qabo inuu mar kale ka qarxo halkaasi oo ay weli isku hor-fadhiyaan dhinacyadii dagaalamay.
Shalay Taliska Millateriga Somaliland wuxuu ku dhawaaqay inay iyaga weeraro qaadi doonaan, iskana celin doonaan kooxo argagaxiso ah oo kusoo duulay iyo Ciidamada Puntland.
Halkan ka Daawada wararkii ugu dambeeyay ee Laas-Caanood



