Howlgallo ka billaawday Shabeellaha Dhexe kadib booqashadii Xasan Sheekh

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa degaanka ayaa howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka billaabeen degaano katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe kadib booqashadii uu ku tegay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Ciidamada ayaa sigaar ah howlgallada uga wada degaano hoostaga degmada Runil-good ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo dhawaan ay weerar qaraxyo ku billaawday ku qaadeen Al-Shabaab.

Halkan ka Daawada sida ay u socdaan howlgallada