Waxaa goor dhow bilaabatay Codeynta doorashadda Madaxweynaha maamulka Puntland, waxaana xildhibaanada baarlamaanka maamulka Puntland maanta ay dooranayaan Madaxweyne iyo Madaxweyne ku xigeen.
Xildhibaanada Puntland ee hadda Codeynaya ayaa ka kooban 66 Mudane.
Ku dhawaad 20 Musharax ayaa u taagan xilka Madaxtinimadda maamulka Puntland.



