Laacibka Xulka qaranka Belgium iyo kooxda Tottonham Toby Alderweireld ayaa muujiyay jacelka uu u qabo imaanshiyaha garoon masraxa Riyada bisha Janaayo.
Xidigaan ayay United Dhowr jeer wadad hadalo la furtay kasoo ku dhawaaday ku biirista kooxda United balse maamulka kooxda Spurs ayaa ku fara adeegay inay sii heestaan adeega daafacaan mayalka adag.
Manchester United ayaa la rajeynayaa inay markale ku soo laabato doonista xidigaan marki la gaaro Janaayo si ay xal ugu helaan dhibaatada Daafac ee kooxdooda heysata.
Barta Twitter-ka ayaa waxaa lagu soo daabaccay qoraal kasoo lagu saadaalinaayo shanta daafacay ee United ee soo qaadan lahayd bisha Janaayo iyo ku haboonaan lahaa inay soo qaadato iyadoo ay taageerayaasha United Codeenayeen.



