Tirada dadka uu ku dhacay cudurka Karoonaha Soomaaliya oo gaartay 10214

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaali ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka Karoonaha.

24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1075

o Laga Helay: 129
o Somaliland: 73
o Jubbaland: 18
o Banadir: 10
o Puntland: 10
o Hirshabelle: 18

o Lab: 106
o Dhedig: 23

o Dhimasho: 12 ( Somliland: 4, Hirshabelle:5, Banadir:2, Jubbaland:1 )
o Bogsashada: 34

Tirada Guud ee Laga Helay: 10214
Bogsashada Guud: 4532
Dhimashada Guud: 441