SUUQA KALA IIBSIGA: Thiago Silva oo doonaya inuu ugu biiro Barcelona halkaan sabab darteet

daafaca kooxda Paris Saint-Germain Thiago Silva wuxuu doonayaa in uu ku biiro Barcelona xagaagan marka uu furmo suuqa kala iibsiga ciyaartooyda.

sida la aaminsan yahay daafacan ayaa doonaya inuu waqtigaan wixii ka dambeeya uu ku guuleysto Champions League, waxaana uu ua rkayaa Barcelona in ay tahay kooxda uu taas ku sameyn karo.

Mundo Deportivo ayaa ogaatay in daafaca Brazil uu ku fakirayo inuu kaga fariisto kubadda cagta kooxda Barcelona oo mudo fog bartilmaameed uu u ahaa,