Suarez oo iska soo hilmaamay baasaboorkiisa safarkii Ingiriiska.

 

Waa qof kasta qarow laga yaabo ku noqday markii garoonka diyaaradaha la joogay markasoo Luis Suarez, uu halmaamay baasaboorkiisa .

Kooxda heysata horyaalka Spanish ayaa Garoonka Barcelona subaxnimadii Isniintii kasoo duuashay ka hor kulanka Champions League habeenka talaadada caawa ah ay wajaheyso Arsenal oo ay kula ciyaareyso garoonka Emirates Stadium .

Laakiin Suarez ayaa sameeyay arin laga naxay, Barcelona ayaana dib ugu dirtay xiddiga Uruguay gurigiisa si uu baasaboorkiisa.

Waxaa nasiibdarro ah, Arsenal,uu seegi gaaray kulanka ay wajaheyso kooxdiisa Suarez, kaasoo dhaliyay 41 gool 37 kulan oo xilli ciyaareedkan saftay, waxaa la sheegay in tababarka habeenkii isniinta uu jogay xerada tasoo sabab u aheyd inuusan soo qaadan baasaboorkiisa.