Inka badan 150gaadii ayaa waxa ay ku xaniban yihiin degmada balcad ee gobolka shabeelaha dhexe kuwaas oo isugu jira kuwa xamuulka qaada iyo kuawa rakaabka qaada.
Wakiil wareedka Idaacadda Risaala ee gobolka Shabeelaha Dhexe Maxamed Ibraahim ayaa ka warbixiyay sababta gaadiidka loogu xanibay halkaas.


