Somaliland Mas’uul Sare oo Shaqadda laga joojiyay

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillahi Ismaaciil Saylici ayaa shaqada ka joojiyay Guddoomiyihii Gobolka Awdal kaddib markii lagu eedeeyay shaqo gudasho la’aan.