Shirka Amniga Galmudug oo la soo gaba gabeeyay

Dhuusa-mareeb-RisaalaFM- Magaalada Dhuusa-mareeb ee caasimadda Maamulka Galmudug maanta waxaa lagu soo gabeeyay shirka Amniga degaanada Galmudug, kaasi oo socday muddo Saddex maalmood ah.

Shirkan ayaa intii uu socday waxaa ka qeyb galay Guddiga Amniga Galmdudug, Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka oo uu horkacayay Agaasimaha Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Wafdi ka socday UN-ka oo maanta gaaray magaladaasi.

Intii