Shir looga hadlaayo Dhibaatooyinka Musuqa oo Muqdisho ka furmay

Wasaaradda Cadaaladda  Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta soo qaban qaabisay  shirkaan  dood Cilmiyeedka wada-tashigga ah, kaasi oo looga hadlayey Dhibaatooyinka Musuqa iyo horumarinta hufnaanta Maamulka  Bulshadda, waxaana  ka qeyb galay Xubno ka socday Ururada dhalinyaradda dalka ka jira iyo xubno ka socday jaamcadaha.

Shirkaan ayaa socon doona muddo labo maalin ah, iyadoo diiradda  lagu saari doono dhibatooyinka Musuqa  uu ku hayo bulshadda iyo sida looga hor-tagi karo .

Dr Ismaaciil Jimcaale Calisoow Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Cadaalada XFS ayaa sharaxay dhibatooyinka Musuq iyo sida dhalinyarada uga qeyb qaadan karaan ka hor-tadga Masuqa.

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji   oo daah-furay shirkaasi ayaa sheegay in dalka mustaqbalkiisa uu gacanta ugu jiro dhalinyaradda, taasina looga baahan yahay in aragtiyo wanaagsan ay ka soo saaraan shirkaaan.

Shirkaan ayaa maalinta berri ah lagu soo gabo-gabeyn doona magaaladda Muqdisho,  iyaddoo laga soo saari doono qodobo ku saabsan  horumarinta hufnaanta Bulshadda iyo ka hor-tagga masuqa.

Cisco 400-101 Demos : CCIE Routing and Switching Written v5.0

CCIE Routing and Switching Written v5.0 I have a solid 400-101 Demos Cisco 400-101 Demos and reliable feeling Cisco 400-101 Demos in my heart. He Cisco 400-101 Demos is CCIE 400-101 running here to find you He went to Hainan. Tianchi is not a wife. Lu Yue snorted and sighed, poured his head into a cup of Earl Grey.

But in the special forces, this 400-101 Demos is CCIE 400-101 not the case.Human, human factors is the first one. We listen earnestly, mind is also active, analyze and study their own tasks.Attitude Cisco 400-101 Demos is absolutely serious. There is a Cisco 400-101 Demos home in the city They Cisco 400-101 Demos are nothing to picky, the CCIE Routing and Switching Written v5.0 original goal is indeed not so high.

Do you listen to Lei Anna s song I asked http://www.testkingdump.com Barney. org Subject Weather Date CCIE Routing and Switching Written v5.0 May 18, 1 26 pm Atlantic Standard Time Recipient No. I am not happy to peek, but Cisco 400-101 Demos I am very happy to see my son CCIE 400-101 s freckled face. I 400-101 Demos stopped talking. I had a Cisco 400-101 Demos mortgage purchase plan before the house price soared, but my father was afraid to owe the bank so much money.