Sh. Nuur Baaruud: “Laba fariin ayaan dirayaa”

Sheekh Nuur Baaruud oo ka mid ah Hayadda Culimada Soomaaliyeed oo ka mid ahaa wafdi galabta booqday goobihii xalay qaraxyadu ka dheceen ayaa fariin u diray shacabka Soomaaliyeed.

sidoo kale Sh. Baaruud wuxuu fariin kale u diray Baarlamaanka Soomaaliya oo uu ku eedeeyn u soo jeediyey.

halkan ka dhageyso: