Senator-kii ugu horeeyey ee Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa waxaa loo doortay Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari)
Waxaa sidoo kale loo tanaasulay Cabdi Xasan Cawaale Qeydiid oo ka mid ahaa dadkii u tartamayay doorashada xubnaha aqalka Sare ee dowlad goboleedka Galmudug u matalaaya xubnaha Aqalka Sare.
Wali waa ay socotaa doorashadaa.


