Al-Shabaab ayaa soo bandhigay Sawirradda Weerarkii ay ku qaadeen ciidamada maamulka Jubbaland ee ku sugnaa degaanka Buulogaduud ee duleedka Kismaayo.
Sawirradda ay soo bandhigeen Al-Shabaab ayaa waxaa ka dhexmuuqday Gawaari dagaal iyo sidoo kale Sanaad ciidan.



