SAWIRO: Schweinsteiger oo si lama filaan ah loogu soo daray Shaxda United ay ku wajaheyso Boro

Bastian Schweinsteiger ayaa si lama filaan ah ugu soo bilaaban kara kulanka ay wajahayso naadiga Midlesbrough.

Bastian Schweinsteiger ayaa qeyb ka ahaa ciyaaryahanadii Man United ula safray hoteelka Lowry kahor kulanka Middlesbrough ee Old Trafford.

Qadka dhexe ee qaranka German ayaa kaliya hal kulan usaftay kooxdiisa, laakiin waxaa uu keydka soo galay dhowr kulan.

man-utd-middlesbrough-195772-768x600 195767 195766