Bastian Schweinsteiger ayaa si lama filaan ah ugu soo bilaaban kara kulanka ay wajahayso naadiga Midlesbrough.
Bastian Schweinsteiger ayaa qeyb ka ahaa ciyaaryahanadii Man United ula safray hoteelka Lowry kahor kulanka Middlesbrough ee Old Trafford.
Qadka dhexe ee qaranka German ayaa kaliya hal kulan usaftay kooxdiisa, laakiin waxaa uu keydka soo galay dhowr kulan.
