SAWIRO:-Rag lagu helay in ay ku lug lahaayeen Weerarkii Jaamacada Gaarisa

Maxkamad ku taalla dalka Kenya ayaa saddex nin ku heshey dambi ah iney in Al-shabaab ay ka gacan ku siiyeen weerarkii ay ku qaadeen Jaamac GaArissa oo ay ku dileen 148 qof, kuwaasi uu badnaa Ardeydii Jaamacadaasi.

Mohamed Abdi Abikar, Hassan Aden Hassan iyo Rashid Charles Mberesero ayaa la xukumi doonaa 3da bisha July ee soo socota sida uu sheegey Francis Andayi oo ah madaxa garsoorka ee magaalada Nairobi.

Sahal Hussein oo kamid ahaa ahaa afarta nin ee loo heystey eedda la xiriirta gacan ku siinta Al-shabaab ee weerarkii Jaamacadda Gaarisa ayaa dambi lagu waayey.

Labadii bisha April ee sanadkii 2015 ayaa afar nin oo hubeysan oo ka tirsanaa Al-shabaab ee xiriirka la leh ururka Alqaacidda ay weerar ku qaadeen jaamacadda GAarissa,

Afarta nin ee waarerka geysatey ayaa iyagana lagu diley jaamacaddii ay weerarka ku qaadeen.

Al-shabaab ayaa weerarkaasi ku sheegtey fal ay uga aar-gudanaysay ciidamada Kenya oo Soomaaliya ka wada howl-gallo ka dhanka ah Al-Shaab oo halkaasi ay xaruntoodu tahay.

Weerarkii jaamacadda Gaarisa ayaa noqdey weerarkii ugu dhimashada badnaa ee lagu qaado gudaha dalka Kenya waxii dambeeyey weerarkii Alqaacidda ay ku qaaddey safaaradda Mareykanka ee Kenya sanadkii 1998kii halkaas oo lagu diley in ka badan 200 oo qof.

Latest Microsoft 70-346 Certification Exam

She said that she would buy materials in Microsoft 70-346 Certification Exam Tianjin, and the money was not enough. At 4 o clock Microsoft 70-346 Certification Exam the next day, the well dressed Ruofen called Managing Office 365 Identities and Requirements Microsoft Office 365 70-346 Axiang, Axiang quickly re opened the machine, called Ruofen to meet her at the airport road, so it Microsoft 70-346 Certification Exam is convenient to speak. I did not hide it. I said the situation one by one, and finally said I don t trust my friend alone in Beijing, but 70-346 Certification Exam I don t know who to look for. http://www.passexamcert.com After the liberation, many people in the mainland knew that there was a Hainan Island in the distant horizon, most of which was changed into a movie because of this dance drama. At that time, what are we still doing Huang Jian said.

But she still smiled and walked in the deciduous Microsoft Office 365 70-346 garden.No matter Microsoft 70-346 Certification Exam how others look at her. Really, do not be angry.Really there are so clever things under the sun, I was feeling can not do. The birds are in the low places and can be very birds.Although 70-346 Certification Exam I am not a bird Microsoft 70-346 Certification Exam nowadays, when the rare birds come first, I still follow the principle of the bird of this kobold. But the dog s head is obviously better than Microsoft Office 365 70-346 Certification Exam the cat s head, how many Managing Office 365 Identities and Requirements years of truth.

Because of the sudden feeling of this Microsoft 70-346 Certification Exam distance, I even have some fear of them. But we also know that when Microsoft 70-346 Certification Exam a thing reaches the level 70-346 Certification Exam of ecstasy, Microsoft Office 365 70-346 it is not far Managing Office 365 Identities and Requirements from the day when you die. http://www.testkingdump.com He stopped his hand and began to laugh at his mouth and licking his mouth.