Home Wararka SAWIRO:-Ra’iisul Wasaare kuxigeenka oo shir uga qeyb galay Ankara

SAWIRO:-Ra’iisul Wasaare kuxigeenka oo shir uga qeyb galay Ankara

Dowladda Turkiga ayaa marti gelisay xuska, waxaana Munaasabadda furay wasiirka beeraha ee dalka Turkiga oo ay sheegay in ay muhiim tahay ka qayb qaadashada dib-u-dhiraynta deegaanka si looga baaqsado dhibaatada ka dhalata nabaad guurka deeganka.
Munaasabadda oo ay kasoo qayb galeen mas’uuliyiin badan oo ka kala socota daafaha caalamka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ibrahim Thiaw of Mauritania, oo ah xoghayaha fulinta cahdiga qaramada Midoobay ee la dagaallanka saxaroobidda deegaanka (UNCCD).
Cahdiga Qaramada Midoobay ee  la dagaallanka saxaroobidda dhulka oo la sameeyay 1994-kii ayaa dhammaan dhinacyada waajib uga dhigaya in ay u hoggaansamaan heshiisyada la xariira deegaanka, iyo hurumarinta xasilinta maamulka dhulka.
Maalinta caalamiga ah ee la dagaalanka Saxaroobidda dhulka iyo abaaraha ayaa waxaa la isku xasuusiyaa dhibaatooyinka ka dhasha saxaroobidda, waxyaabaha keena in dhulku uu saxaro noqodo iyo qorshayaasha looga hor-tegayo.
Halku-dhigga sannadkaan ee xuska munaasabadda 17-ka June ayaa laga dhigay “aan Aan mustaqbalka u horumarinno si wadajir ah”
Khudbad uu Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya uu ka jeediyay munaasabadda xuska ayuu ku sheegay dhibaatada ay dalka iyo dadka Soomaaliyeed ay ku qabaaan deegaannada saxarroobaya iyo qorshaha dowladda ee looga hor tegayo saamaynta isbedelka cimillada, abaaraha iyo dhammaan waxyaabaha sababa in dhulku uu saxaroobo oo wax soo saarku uu hoos u dhoco.
Saxaroobidda deegaanka, xaalufinta iyo abaarha ayaa qayb ka qaata kasii daridda dhibaatooyinka dhaqaalaha, bulshada iyo deegaanka ee ay kamidka yihiin faqriga, barakaca bulshada, caafimaad darrada, yaraanta amniga cunnada, yaraanta biyaha iyo u nuglaanta saamaynta isbedelka cimmilada addunka.

Cisco 300-085 Certification Exam

The group of young and beautiful girls standing 300-085 Certification Exam behind Implementing Cisco Collaboration Application v1.0 (CAPPS) him smiled quite thoughtfully and Cisco 300-085 Certification Exam watched me quietly. always forward. I wish you success I picked up the glass and wished 300-085 Certification Exam him sincerely. The people occupy more Cisco 300-085 Certification Exam than 500 square meters and the scale is big. What do you want to eat Several CCNP Collaboration 300-085 girls laughed and smirked. When Huang Jian performed the performances for many years, he was photographed by the leaders at all levels to receive photos of condolences. It used to be her original shelter, Cisco 300-085 Certification Exam the original home, and a good place to have good fortune.

boss said thank you, got up and bowed deeply to Cisco 300-085 Certification Exam him three times.Before leaving this Implementing Cisco Collaboration Application v1.0 (CAPPS) seat, http://www.examscert.com/300-085.html I finally repaid the emotional bond pressured over my heart for decades, repaying my former benefactor for his wife and completing the emotional liquidation with the present day 300-085 Certification Exam retired middle school teachers. Nowadays, each of them clearly and vividly clamps down on life and death for its main enemy. She could not help but say a poem.He CCNP Collaboration 300-085 looked at her in astonishment, and that meant to say how you felt and expressed, and I did not understand it. His remarks from his heart of gratitude, but also highlight the status of sister in the minds of graduate Cisco 300-085 Certification Exam students, to remind the chef not to slow her.

The fear CCNP Collaboration 300-085 in the world lost another attachment point, and then it Cisco 300-085 Certification Exam began to panic and scream all day long. Cisco 300-085 Certification Exam The taste of this loss, he used to give to the old company to taste, the old company Unable to revive. The cause Cisco 300-085 Certification Exam of this majestic and http://www.testkingdump.com/300-085.html shocking history has become insignificant We don t say Implementing Cisco Collaboration Application v1.0 (CAPPS) it, we are also in our hearts. The idea Cisco 300-085 Certification Exam is that history has not developed 300-085 Certification Exam yet I almost slipped to the cliffs it s really shy to think of it now. We are also grateful to the 1969 revolutionary songs and revolutionary model operas in terms of how the times are struggling to create great people, or when great people are born in what era is the fortunate angle of that era.