SAWIRO: qabanqaabadda Soo dhaweynta Madaxweynaha Jabuuti

U diyaar garowga soo dhoweynta madaxweynaha Jaamhuuriyadda Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa hadda ka socota Garoonka Aadan Cadde , Madaxweyne Farmaajo ayaa goor dhow tagi doona si uu soo dhaweeyo dhigiisa.