Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Kulan Qada Ah Magaalada Jowhar Ee Xarunta Hirshabelle Kula qaatay Xubno ka tirsan labada goleiyo saraakiisha Ciidamada qalabka sida Kulanka oo ahaa isu hambalyeyn Munaasabadda Ciida Carafo.
Kulanka waxaa Goob joog ka ahaa Guddoomiye Ku xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Hirshabelle Mudane Cabdi Xuseen Geedi, iyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Maama Canab Axmed Ciise.
Inta badan ayaa waxaa kulanka diirada lagu saaray sidii loo dardar gelin lahaa howlaha iyo Shaqada adage e u taalla xilligaan Madaxda Maamulka Hir-Shabeelle.