SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo heshiis la saxiixday Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehelinaayey Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Xuseen Cismaan Lugatoor (Gabiley) ayaa magaalada Dubai kulan kula qaatay madaxda shirkadda duulimaadyada ee Fly Dubai

Kulankan oo muhiimad gaara lahaa ayaa waxaa looga wada hadlay sidii shirkadda Fly Dubai ay duulimaadyo uga samyn lahayd Garoomada diyaaradaha caalamiga ah ee Puntland maadaama ay  Puntland leedahay Garoomo si casri ah u dhisan laguna samayn karo duulimaadyo heer caalami ah.

Madaxda Shirkadda Fly Dubai ayaa xustay in kulanka ay la qaateen Madaxweynaha Puntland uu yahay mid muhiimad gaara u leh, ayna soo dhoweynayaan wada xaajoodka ku salaysan isku xirka  Puntland iyo Imaaraadka, waxaa ayna balan qaadeen in ay wakhti dhow duulimaadyadooda ka bilaabi doonaan Puntland.

Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Xuseen Cismaan Lugatoor (Gabiley) ayaa dhanka kale markuu kulanku soo idlaaday kulan la yeeshay madaxda shirkadda Fly Dubai, waxyna ka wadahadleen qaabka ugu macquulsan oo ay shirkadu wadashaqayn dhow ula yeelan lahayd Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland, waxaana shirkaasi kusoo dhammaaday is afgarad.

Ugu dambeyn, Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xusay in  Puntland ay ka go’antahay horumarinta Garoomada iyo sidii Puntland ay ula jaan-qaadi lahayd wadamada horumaray, waxaana uu shirkadda Fly Dubai uga mahadnaqay soo dhaweynta wanaagsan ee ay kula kulmeen isaga iyo waftigiisa.

ASQ CSSGB Practice Questions : Six Sigma Green Belt

One voice said There are only two places in China where food is safe. Ding Xiaofei grabbed one of the rag dolls, licking his blood with his fingers and painting his lips. Oh, Alice, Caroline said. You really love to tell the ASQ CSSGB Practice Questions truth. It CSSGB Practice Questions was him. He raised his hand ASQ Six Sigma Green Belt CSSGB lazily. ASQ CSSGB Practice Questions She still crying Six Sigma Green Belt now Now don t http://www.passexamcert.com cry. I couldn t help but snorted. It is Mrs.

The ASQ CSSGB Practice Questions mother snorted heavily. Shen Yu immediately closed http://www.examscert.com ASQ CSSGB Practice Questions the newspaper to concentrate Six Sigma Green Belt on eating. Amy ASQ CSSGB Practice Questions slammed the floor, her white fingers became red, and she blew her hot palms and looked out the window. I shook my head. I said Oh, that would be too inappropriate. Wu Fenglin ASQ CSSGB Practice Questions s face was pale, his CSSGB Practice Questions right hand hangs weakly, and blood rushes from his wrist and falls into the ASQ Six Sigma Green Belt CSSGB ground. 83 From Helen Davis helendavies d dadvertising.

I will not help you. I CSSGB Practice Questions just think that you are a good girl and sympathize with you. Dirty Six Sigma Green Belt money, I don t want to. ASQ CSSGB Practice Questions Yep. The trouble ASQ CSSGB Practice Questions guys http://www.testkingdump.com let me go, ASQ Six Sigma Green Belt CSSGB we have to go up and do something.