Senator Nadiir” Maamul Goboleedyada awood uma lahan Go’aan ka gaarsita doorashada

Senator  Axmed Macalin Cumar Nadiir oo kamid ah Xildhibaannada Aqalka sare ayaa ka hadlay qaar kamid ah qodobadii kasoo baxay Shirkii Magaalada Dhuusamareeb ee Dowlad Goboleedyada.

Sigaar ah Senator-ka ayaa waxaa uu kaga hadlay qodobada la xiriira dhinaca doorashada oo Dowlad goboleedyada ay sheegeen inaysan dhici karin doorasho qof iyo Cod ah,waxaana uu sheegay in Dowlad Goboleedyada Go’aan ka gaari karin arrimaha doorashooyinka.

Halkan ka Dhageyso wareysi uu Sanoter-ka siiyay Idaacadda Risaala