Kooxda tababare Pep Guardiola ayaa diyaar u ah in ay sii wadato guulaheeda xiriiirka ah marka ay wajahdo Burton.
Kulankan oo katirsan Craboa Cup ayay manchester City lasoo shirtagtay xidigo u badan safka labaad ee kooxda Etihad.
Man City XI: Muric, Walker, Otamendi, Garcia, Zinchenko, Gundogan, D Silva, Sane, De Bruyne, Mahrez, Jesus
Subs: Ederson, Danilo, Stones, Sterling, Delph, B Silva, Foden
Burton Albion XI: Collins, Brayford, Buxton, Allen, Turner, Fraser, Akins, Harness, Hutchinson, Wallace, Boyce
Subs: Bywater, McFadzean, Sbarra, Templeton, Fox, McCrory, Miller



