RW Xamse oo ku baaqay in dadku ay is caawiyaan Munaasabada Ciidul Fidriga Awgeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ugu hambalyeeyey dadka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku boorriyay dhammaan shacabka Soomaaliyeed in ay istaakuleeyaan oo garab istaagaan dadkeenna danyarta ah, si dhammaanteen aynu u dareenno farxadda ciidda, taasoo qeyb ka ah acmaasha wanaagsan ee Alle ina faray.

Hase’ahaatee ‘ Maanta  ayaa ah maalinta koowaad  ee Ciidul Fidriga.