RASMI: Taariikhda & Waqtiga Rasmiga Ah Ee La Ciyaari Doono Kulanka Liverpool vs Man City

Waxaa si rasmi ah loo shaaciyay taariikhda iyo waqtiga rasmiga ah ee la ciyaari doono kulanka finalka Community Shield  ee dhex mari doona kooxaha Liverpool iyo Manchester City.

Xili ciyareed kasta bilawgiisa waxaa lagu furaa kulanka finalka Community Shield  oo ay wada ciyaaraan kooxaha ku guulaysta koobka Premier League iyo FA Cupka ama kooxda kaalinta labaad ka gasha Premier League.

Manchester City ayaa xili ciyaareedkii labaad oo xidhiidh ah ku soo guulaystay koobka Premier league waxayna xili ciyaareedkii dhamaaday ku soo darsatay FA Cupka taas oo sabab u noqotay in Liverpool oo kaalinta labaad ku dhamaysatay ay City kula tartami doonto Community Shield.

Liverpool oo kaalinta labaad kaga dhamaysatay Premier League ayaa xaq u yeelatay in ay ka soo muuato finalka Community Shield maadaama oo ay Man City noqotay kooxda wada hanatay labada koob ee Premier League iyo FA Cupka ee ay kooxaha ku guulaystaa koobkan wada ciyaari lahaayeen.

In kulanka Community Shield ay wada ciyaari doonaan Jurgen Klopp iyo Pep Guardiola waxa uu sii hurin doonaa xifiltanka cusub ee Man City iyo Liverpool u soo socday xili ciyaareedkii soo dhamaaday.

Kulanka finalka Community Shield ee kooxaha Liverpool iyo Man City waxaa la ciyaari doonaa maalinta axada, August 4 , 2019 marka ay saacadu tahay 3:00pm BST.

Waxaana finalka Community Shield lagu ogaadaa awooda kooxaha loo saadaaliyo koobka Premier League ee xili ciyaareedka cusub waana goob uu ka bilaami doono dagaalka Man City iyo Liverpool ee 2019/2020.

Most Popular ISC CSSLP Dumps PDF

So ISC CSSLP Dumps PDF the white stone and the CSSLP Dumps PDF female rabbit s lips are not ISC Certification CSSLP clear or secondary because of communication. CSSLP Dumps PDF We are also crossing the river bridge, we are also ungrateful. People Certified Secure Software Lifecycle Professional Practice Test are cheating, what kind of brine ISC CSSLP Dumps PDF do you drink finally selected Guo Jianguang head. The book she did was extremely trivial accounting work.

ISC CSSLP Dumps PDF He said that he ISC Certification CSSLP no longer has a fever ISC CSSLP Dumps PDF and can go CSSLP Dumps PDF out in ISC CSSLP Dumps PDF a few days. I got a notice, let me arrive at the funeral home before 9 o clock in the morning, my cremation time is http://www.examscert.com/CSSLP.html scheduled at 9 30. The traditional wedding anniversary Certified Secure Software Lifecycle Professional Practice Test gift is porcelain.

She ISC CSSLP Dumps PDF would spend the first sleepless night in her life, but she was wrong. The younger brother is still indifferent, Ye ISC CSSLP Dumps PDF Green Certified Secure Software Lifecycle Professional Practice Test like an ant on the oil pan anxiously rubbing his feet, she can not wait to slap on ISC Certification CSSLP her brother s face, ISC CSSLP Dumps PDF she also wants to give this shameless CSSLP Dumps PDF person a slap in the face, he dare to be so numb to his life experience, he How can he be worthy of his dead mother, he is also sorry for his father, and even Ye Green feels that he has been defeated. The real thing is attractive. I am not interested in fantasy.