Kooxda Kubada Cagta Ee Man City Ayaa Si Toos ah U Soo Bandhigay Saxiixooda Cusub Kaas oo ay Maanta sameeyeen.
Man City ayaa Dhamestirtay Saxiixa Xidiga Qadka Dhaxe ee Kooxda Hajduk Split Xidiga Lagu Magacaabo Ante Palaversa.
Wiilka reer Croatia Ayay Ku Qarash gareey aduun Lacageed gaaraya 7 Millian Oo Gini Waana Saxiixa Koowaad ee City aya suuqa ka Sameeso.
Palavers oo 18-sano Jir ah ayaa City Imaan Doona Xilli Ciyaareedka Dambe waxa uuna Inta Xagaagan Ka Dhiman Amaah Ku Qaadan Doonaa Kooxdiisa ee Hajduk Split ee Horyaalka Croatia.
City ayaa weli Haysata Dooq ah in ay u yeeraan Hadii ay U Baahdaan Inta lagu Jiro suuqaan Oo Saacado ah ka harsan tahay.
Palavers ayaa Kooxdiisa U Saftay Xilli Ciyaareedkan 14-kulan waxa uuna ka qeyb qaatay 2-gool.




