Rasmi: Goolhaye Petr Cech ayaa ku dhawaaqay marka uu xili cayaareedkan soo idlaado inuu gabi ahaanba cayaarista kubada cagta ka fariisan doono.
36-jirkan ayaa sheegay inuu 20 sano xirfadle kubada cagta ku xamaasho ahaa asigoo 15 sano waayihiisa cayaareed EPL ku qaatay.
Cech iyo guulihiisa uu ku faani karo:
🏆 4 Premier League Titles
🏆 5 FA Cups
🏆 3 League Cups
🏆 1 Champions League
🏆 1 Europa League
⛔️ 202 Clean Sheets



