Ra’iisul wasaaraha”ciidankii badali lahaa AMISOM Ruushka ayaa noo dhisaaya”

Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid  Cali Sharmaake ayaa sheegay in dowladda Ruushka ay dowladda Soomaaliya u diyaarin doono ciidankii badali lahaa kuwa midowga Afrika ee AMISOM .

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa safar shaqo ku tagay dalka Ruusha waxaa uuna kala hadlay hormarinta ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed.

Ciidanka AMISOM ayaa muddo dheer jooga dalka Soomaaliya ,waxaana qaar ka mid ah siyaasiinta Soomaaliyeed ay sheegeen in ay haboon tahy in  la badalo AMISOM islmarkaana la dhiso ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed.