Muddo laga joogo 100 Maalmood ayaa u buuxsantay Xukuumadda uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, waxaana jira waxyaabo ay ku guuldareysatay inay waxka qabato iyo kuwo ay ku guuleysatay.
Hadaba Warbaahinta Risaala ayaa idiin diyaarisay Warbixin aan ku eegeyno Shaqadii ay qabatay Xukuumadda iyo kuwii ay ku fashilantay 100-kii Maalmood ee la soo dhaafay.



