Afar qarax oo ismiidaamin ah oo maanta ka wada dhacay Sacuudiga, 2 qarax waxay ka dheceen magaalada Qadiif ee ay shiicadu ku badantahay, midka sedexaadna qunsuliyada Markeykanka horteeda ayu ka dhacay, xilli ay maraykanku u dabaaldegayaan xorinimo qadashadoodi, halka qaraxa afaraadna uu ka dhacay bar ciidamadu wax ku baaraan oo ku dhaw masjidka nabiga, xilliga afurka ee dalka Sacuudiga.




