Wararka naga soo gaaraya duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax khasaare geystay la la eegtay ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo maraayey deegaanka Tareedisho ee duleedka Muqdisho.
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya waxaana la sheegaya in ciidanka qaraxa loo dhigay wadada halka warar kale ay sheegayaan in ay tahay bom lagu tuuray.
Ciidanka dowladda Soomaaliya xiray goobta uu qaraxu ka dhacay ,lama oga khasaaraha rabtaa ee ka dhashay.
Waxii kusoo kordha kala soco Risaala.net


