Qarax xooggan ayaa goor dhow laga maqlay magaalada Muqdisho Caasimada Soomaaliya , waxaana warar kala duwan ay ka soo baxaya nooca uu yahay iyo sidoo kale goobta weerarka lagu qaaday
Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxyada ay ka dhaceen goobo ku dhow Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, iyadoo rasaas culus la maqlayo halkaas si ay sheegaya dad goobjoogaal ah .
Waxii kusoo kordha kala Soco Risaala.net


