Puntland oo si adag u diiday Hanaanka wax ka bedelka dastuurka

Puntland ayaa si  adag uga soo horjeesasat Hanaanka Wax ka bedelka dastuurka  waxana ay   sheegtay in aysan aqoonsan doonin, una hoggaansami doonin, kuna dhaqmi doonin wax ka bedelka kasta oo lagu sameeyo Dastuurka dalka oo aan heshiis lagu aheyn sida lagu sheegay war saxaafadeed  xalay ka soo baxay Madaxtooyada  Puntland .

Halkaan Hoose  Akhriso War saxaafadeedka :