Guddoonka Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ka tacsiyadeeyay geerida taliyihii hore ee Ciidanka Daraawiishta Puntland S/Guuto Cabdirisaaq Sheikh Cusman Axmed oo ku magac dheeraa Cali Baadiye,kaas oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Hoos Ka Akhriso qoraal tacsi ah oo kasoo baxay Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland.




