Paris Saint-Germain ayaa khaati ka taagan maqnaanshaha Sergio Ramos, waxaana ay durba ka fiirsanayaan inay joojiyaan qandaraaskiisa, sida ay sheegtay Le Parisien.
Ramos ayaa u dhaqaaqay Paris bishii July ka dib markii Real Madrid ay diiday inay u soo bandhigto heshiis kordhin 2 sano ah.
Taageerayaasha Kooxda Paris Saint-Germain iyo Ciyaarayahan Ramos ayaa dhankooda walaac ka muujiyay maqnaanshihiisa.