Odayaasha Dhaqanka Cadaado oo qodobo hor-dhigay RW Kheyre

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay iyo maanta waxa uu magaalada Cadaado kulamo wadatashi ah kula yeeshay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka deegaannada Galmudug.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo kulamada wadatashiga ah isugu yeeray hoggaanka dhaqanka ayaa u sheegay muhiimmada ay u leeyihiin dhameystirka hannaanka lagu taabbagelinayo  Galmudug mideysan oo qeyb ka noqota horumarka Soomaaliya.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa dhagaystay talooyinka odayaasha dhaqanka ee ku aaddan dhismaha iyo xoojinta hay’adaha Dowlad Goboleedka Galmudug,waxaana warar laga helayo kulankaas ay sheegayaan in Odayaasha Dhaqanka ay Ra’iisul Wasaaraha hor-dhigeen qodobo xasaasi ah oo la doonayo in uu fuliyo,kuwaas oo kala ah.

1:  Hirgelinta in Cadaado tahay xarunta Baarlamanka Dowlad Goboleedka Galmudug go’aankaas oo uu oo horey ugu dhawaaqay Madaxweyne Farmaajo.

2: In Dowladdu fuliso mashruucyadii Madaxweyne Farmaajo uu ka dhagax-dhigay Gudaha iyo deegaanada hoostaga Magalada Cadaado.

3: In si Cadaalad ah loo hab dhismeedka Maamulka Galmudug ,isla markaana habka xulida Xildhibaanada lagu saleeyo awood qeybsiga Beelaha deegaanada Galmudug.

4: In doorashada tan ka horeysa ee soo socota ay dadka  reer Cadaado xaq u leeyihiin xilka madaxweynaha Galmdug laguna tixgeliyo.

Dhinaciisa Ra’iisul Wasaaraha waxa uu ballan qaaday in talooyinka odayaasha iyo wadatashigooda uu aasaas u yahay tallaabooyinka xiga ee loo qaadayo Maamulka Galmudug.

Odayaasha Dhaqanka ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga mahadceliyay booqashada uu ku yimid, wadatashiyada uu dhaqanka la yeeshay iyo dadaalka xooggan ee uu ku bixinayo nabadeynta iyo dhameystirka dhismaha hay’adaha dowliga ah ee Galmudug iyaga oo ka codsaday in uu sii wado wadatashiyada uu bulshada la yeelanayo.

Cisco 210-060 Real Demo On Our Store

On the dog, said This dog, I took it. Zhao Hongbing, they are still there, I don t Cisco 210-060 Real Demo open the door Then CCNA Collaboration 210-060 you give me your ear I am going out from under the door Well Huang old broken 210-060 Real Demo shoes promised to be really refreshing. I talked about Implementing Cisco Collaboration Devices (CICD) some past events in http://www.passexamcert.com the past, many years ago. Yes. Yes. Liu Haizhu was busy with the laughter. It has been 30 years now. Huang old broken shoes When I mentioned this, I said Li Laoge, this person, later enjoyed the glory of Rong Ronghua, and Cisco 210-060 Real Demo they did not say it.

If you make more friends with life and death, you will no longer be able to mix with people who are 210-060 Real Demo false and false. The radios didn t turn off, but they didn t affect CCNA Collaboration 210-060 the four of them. When Hu Shiling came to the hospital to give Dongbatian a discharge procedure, Dongbatian and Hu Shiling said In the future, let s not do things like putting pigeons and fairy jumping. I wear this body and walk on the street, very many girls look at it. Now I ask you, money Cisco 210-060 Real Demo and brotherhood, which one do you Implementing Cisco Collaboration Devices (CICD) choose Li Wu s IQ, of course, understands the purpose of Li Si s question. 210-060 Real Demo At that time, Dongfeng overwhelmed the west Cisco 210-060 Real Demo wind

The heavier the disaster, the deeper the people suffer, the only he likes evil.These, Zeng Guofan Implementing Cisco Collaboration Devices (CICD) already some heard, his http://www.testkingdump.com father and his brother s letter also repeatedly mentioned the Yamen heavily to Zeng Jia plus tax increases, the United States said its name the county s first household to be exemplary. Soon, 210-060 Real Demo all the files on Wang Zhengfu will be placed in the lobby.Also suffered a moment Cisco 210-060 Real Demo scene, Wang Zhengfu and other people reached, are waiting outside the lobby. Daoguang ordered the Guangxi governor to send heavily guarded soldiers to prevent Guangxi people fleeing. Imperial City, but also dizzy and fever, this way how can I go to the government Only to the old fairy Happy first few days, and then go to consult thirty five stocks. Yi face flushed, suddenly froze.Wang, the ministers looked at Zeng Guofan was picked to wear top, dragged out of the hall, went to prison for prison. After the duty officer rushed him to tea, he drank for a CCNA Collaboration 210-060 Cisco 210-060 Real Demo while, and other officials began to come in one after another.