NISA oo gacanta ku soo dhigtay Xubin Alshabaab ugu qaabilsaana qaraxyada.

Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA oo sheegay in gacanta ay kusoo dhigeen Xubin AS u qaabilsanaa hubinta iyo sameeynta gaadiidka ay u adeegsadaan qaraxyada.