Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay dalka Maraykanka

Waxaa  dalka Maraykanka lagu dila Muwaadin  Soomaali ah  oo magaciisa lagu sheegay Khadar Indho.

Ninkan ayaa ku geeriyooday toogasho ka dhacday agagarka suuqa Karmel ee magaaladda Minneapolis dalka Maraykanka .

Ninkan toogashadda ku dhintay ayaa la sheegay in uu kamid ahaa  dhallinyarada darbiga kasoo booday, wadanka Mareykankana joogay dalkaas muddo kooban.

Sidoo kale, waxaa dhaawac uu soo gaaray labo qof oo kale oo ah Soomali ah .