Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay in Kiisaska cudurka Karoonaha ay noqdeen kuwo sii kordhayay labadii todobaad ee lasoo dhaafay.
Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,207
o Laga Helay: 53
o Banadir: 31
o Puntland: 17
o Jubbaland: 3
o Galmudug: 2
o Lab: 29
o Dhedig: 24
o Bogsashada: 34
o Dhimasho: 2 (Banadir:1, Galmudug:1)
Tirada Guud ee Laga Helay: 15,456
Bogsashada Guud: 7,567
Dhimashada Guud: 813