Maxkamadda Gobolka Banaadir oo ka laabatay dacwad loo heystay mas’uul Dowladeed

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo saartay Qaraar ay ku sheegeyso in laga laabtay dacwaddii loo heestay eedeysane Cabdixakiim Abdulaahi abdi ( Jiile ) oo ah Lataliyaha Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jisniyadda.