Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Wayne Rooney ayaa wiilkiisa Kai oo todoba-sano jir ah waxaa lagu soo waramayaa inuu tababar la qaadanayo kooxda ay xafiiltamaan aabihiis ee Manchester City.
Kai oo ah curadka Wayne Rooney ayaa la ciyaarayay kooxda horumarinta dhalinyarada ee Red Devils tan iyo bilowgii October laakiin wararka soo baxaya ayaa sheegaya in Kai haatan uu ka ciyaarayo City Football Academy.
Kai aabihiis, Wayne Rooney, iyo awoowihiis ayaa Sida laga soo xigtay Daily Mail, waxay u ogolaadeen inuu ka ciyaaro kooxda City ee Under-7s todobaadyadii la soo dhaafay.
Kabtanka Red Devils ayaa si farxad hore ugu keenay wiilkiisa xerada tababarka kooxdiisa, laakiin lama oga is faham dartada soo baxday waqtigaan eek u qasabtay inuu wiilkiisa geeyo xerada City.


