Doorashooyinka Golaha Shacabka oo ka bilowday HirShabelle,
Hannaanka Doorashooyinka beelaha Gobollada Waqooyi oo la soo saaray,
Guddi dhaqangeliya heshiiskii Gaalkacyo oo la magacaabay,
Ciidanka Dowladda oo la wareegey deegaanka Ceel Garas, Ciidanka oo Howlgal lagu sugayo amniga ka wada Gobolka Sh/Hoose,
Dowlada oo dar-dargelineysa Qorshaha Horumarinta Qaran ee dalka, Ciidanka XDS iyo AMISOM oo la wareegey deegaanka Miir-Taqwa,
Wakaaladaha Wararka ee Soomaaliya (SONNA) iyo Pakistan (PPI) oo Heshiis kala saxiixday,
Ciidanka Asluubta oo tababaro aqoon kororsi loo furay iyo
Jabuuti Airlines oo duulimaadkeeda Soomaaliya bilowday.



