Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiiradda Puntland?

Shirka Golaha Xukumadda  Puntland oo uu Shir Goddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga dalka, Waxqabadka Boqolka Maalmood ee Xukuumadda, Xaaladda Abaarta, warbixinta Guddiga maaraynta Arrimaha Kufsiga iyo wabixino kale.