Mareykanka oo ku dhawaaqay dhex dhexaadinta Somalia iyo Kenya

Dowladda Mareykanka ayaa sirasmi ah waxaa ay ugu dhawaaqday inay dhex dhexaadineyso dalalka Soomaaliya iyo Kenya oo xilligaan uu ka dhaxeeyo khilaaf ka dhashay sheegashada Kenya ee qeyb ka mid ah dhul Badeedka dalka Soomaaliya.

Safiirka Mareykanka ee Dalka Kenya  Amb, Kyle McCarter ayaa xaqiijiyay in dowladiisu ay wado xilligaan dhex dhexaadinta labada dowladood ee Soomaaliya iyo Kenya,isla markaaana uu sheegay in labada dal ay yihiin kuwo aan sina u kala maarmin.

Wareysi uu siiyay Telefishinka Citizen ee Kenya laga laayahay ayaa Amb, Kyle McCarter  wax laga weeydiiyay hadii  meelo kale  lagu xaliyo muranka Badda,sida Maxkamada Cadaaladda Aduunka ee ICJ, isaga oo ku jawaabay

“Waxaa hubaal ah in labada dal ay yihiin kuwo wax wadaag ah oo uu dagaal kala dhaxeeyo Ururka Al-Shabaab, anaga waxaan sitoos ah ugu jirnmaa xalintooda waayo waa ay wanagsan tahay in la wada ilaaliyo deris wanaagsa ayuu yiri  Amb, Kyle McCarter.

Safiirka Mareykanka ee Dalka Kenya  Amb, Kyle McCarter macadeyn in labada dowladooda ay ku qanacsan yihiin dhex dhexaadinta Mareykanka,waxaana horay u jirtay in Madaxda Dowladda Federaalka ay sheegeen in marnaba aysan ogolaan doonin inay Kenya qaadato Taako ka mid ah dhulka Soomaaliya.

Hadalkaan kazso yeeray dowladda Mareykanka ee ku aadan inay dhex dhexaadineyso Soomaaliya iyo Kenya oo uu ka dhaxeeyo muran dhinaca Badda ah ayaa kusoo aadaya xilli shalay Maxkamada Cadaaladda Aduunka ay shaacisay in  9 Bisha September ee sanadkaan 2019 markale dib u bilaaban doonto qaadista Dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya.

Microsoft 98-368 Exam Dumps

It is not because the MTA 98-368 Microsoft 98-368 Exam Dumps place is ridiculous. I saw another disaster star Okay, let go, I should go 98-368 Exam Dumps to cook. I know that it is almost three days. Microsoft 98-368 Exam Dumps Without Ah Qian, my mother and I might Mobility and Devices Fundamentals 98-368 Exam Dumps still wander on the island of Taiwan.

The voice of Xiao Microsoft 98-368 Exam Dumps Xiao is getting lower and lower. The huge 98-368 Exam Dumps Microsoft 98-368 Exam Dumps black and white slogan written on white paper appeared on the streets of Nanyang at a bright noon. After the incident, she remembered that her Mobility and Devices Fundamentals grandmother had a clear premonition for her going. Well, since you think she 98-368 Exam Dumps is doing it, let her try it. God, MTA 98-368 you are still too tender or not limited or ruthless What to do Eliya asked anxiously. Li Wenbao did not respond, just staring at the hands of the silver, to see when he went to the gun.

A noon work has made 98-368 Exam Dumps him maintain such a great life advantage for the world. Then you Microsoft 98-368 Exam Dumps should think of a slogan on the wall It is not the east wind overwhelming the west wind, or the west http://www.testkingdump.com wind The failure to overwhelm the hooliganity of the east wind on the Microsoft 98-368 Exam Dumps bed moving and crying is not a remedy in life, but our cousin, like a bald tailed chicken, retreats. Microsoft 98-368 Exam Dumps On the other hand, the light of the flowers that keep the eyes bright, the lips are not red, and Mobility and Devices Fundamentals the light of MTA 98-368 the snow and the darkness of the light make them look unclear all the brilliance is discovered after us. When the second and third died, my heart was already numb.