Qaadista Dacwada kiiskii Caaisho ilyaas oo markale dib loo dhigay

Maanta oo Arbaco ah ayaa qorshuhu ahaa in markale loo fadhiisto dacwadda la xiriirta kiiskii lagu kufsaday laguna dilay Caaisho Ilyaas Aadan oo aheyd gabar 12 jir ah,dhacdadaas oo Bishii Febaraayo ee sanadkaan ka dhacday Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug,hayeeshee markale dib loo dhigay.

Saddex Rag ah oo loo heysto kufsigii iyo dilkii Caaisho Ilyaas Aadan oo lagu kala magacaabo Cabdifataax Cabdiraxmaan Warsame oo 34 jira ah, Cabdisalaan Cabdiraxman Warsame 24 jir ah iyo Cabdishakuur Maxamed Dige Shiine oo 43 sano jir ah, iyaga oo racfaan ka qaatay xukun dil ah oo horay loogu  riday.

Maxkamadeynta raggaas ayaa markale loo fariistay Isniintii la soo dhaafay ee todobaadkaan,hayeeshee Maxkamada Racfaanka Gobolka Nugaal ee Maamulka Puntland ayaa Go’aamisay in Maalinta Sabtida ah ee soo socota markale dacwada kiiskaas la dhageyso,kadib markii ay aruurisay Warbixino dheerad ah oo kiiska la xiriira.

12-kii bishii May ee sannadkan 2019 ayaa Maxkamadda darjada kowaad ee gobolka Nugaal waxaa ay xukun dil ah ku riday Saddex Ruux oo lagu eedeeyey kufsiga iyo dilka Caaisho ilyaas,hayeeshee racfaan ay ka qaateen .

Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa aad uga xumaaday falkii kufsiga iyo dilka ahaa ee Magalada Gaalkacyo Bishii Febaraayo ee sanadkaan loogu geystay Caaisho Ilyaas oo aheyd Gabar 12 jir ah kama mid aheyd dadka ku nool Magaalada Gaalkacyo.

100% Pass Rate GCIH PDF Dumps For GIAC Information Security

Did not expect such a fate will end up, it is hard to GIAC GCIH PDF Dumps find things in life, unpredictable life, unpredictable fate. The interpretation of biological significance is invalid.The GCIH PDF Dumps evaluation and trial of morality lose their meaning, leaving only the measurement and punishment of the law. However, as time goes by, she and her family quarrel, show children concluded that, after all, not their own men, picked a wild dog, fed home. Tidy finished, she began to blame curse himself degenerated, completely degenerate, see the yellow belt is a sign of degradation. Once female teachers understand the intention of Xiao Qin, regret it was too GIAC Information Security GCIH late. He had wanted to take the Cadillac Miao Xiangshan own, do not GIAC GCIH PDF Dumps GCIH PDF Dumps also GIAC GCIH PDF Dumps enjoy the treatment at the rank of class it Or to sit him Cadillac GIAC Certified Incident Handler smashed smashed, it is a much hearted retaliation.

The other one is to find you Yunwei s nephew, and say that I want GIAC Information Security GCIH GCIH PDF Dumps to borrow http://www.examscert.com twenty GIAC Certified Incident Handler GIAC GCIH PDF Dumps pounds from her, let her think anyway. A remedy taken GIAC GCIH PDF Dumps in the circumstances. It is best to stay in Beijing and go to which ministry. The man named Huo still stood at the door of the ballroom as usual.

In this stage, GCIH PDF Dumps GIAC Information Security GCIH PDF Dumps there is always one thing, one person, one plot and one thought. It is the most enthusiastic GIAC GCIH PDF Dumps and lively. When the GIAC GCIH PDF Dumps GIAC Certified Incident Handler GIAC GCIH PDF Dumps mother was licking the cotton under the lamp, they slept GIAC Information Security GCIH in the arms of her mother.